Wararka

Cabdirashiid Janaan oo gaaray Kismaayo.

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa gordhaw shaaciyay in wasiirkii hore ee Amniga dowlad goboleedkaasi uu si bad qab ah ku tagay Magaalada Kismayo ee caasimada ku meel gaarka Jubbaland.

Wasiirka hore ee amniga Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa Garonka diyaaradaha ee Aadan Cadde lagu qabtay xili ay dowlada federaalka Soomaaliya kusoo eedeeysay danbiya ka dhan ah bani’aadanimada.

Asbuucaan Gudahiisa ayay aheed markii ay Taliya Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed shaacisay in uu xabsiga ka baxsaday Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Cabdirashiid Janaan).

Cabdirashiid Janaan oo magaalada Muqdisho ku xirnaa muddo ku dhaw shan bilood ayaa waxaa xaragiisa soo dhaweeyay hay’addaha xuquuqul insaanka ee qaramada Midoobe iyo kuwa ka madaxa banaanl.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close