Wararka

Barakacayaasha ku nool Magaalada Dhoobley oo Cabasha ka muujiyay daadadka ka dhashay Roobab halkaas ka da’ay.

Xaalad Adag oo dhanka Nolosha ah ayaa soo food saarta barakacayaasha ku Nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka jubada Hoose waxaana Barakacayaasha saameeyey Roobab Xoogan oo saacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay magaalada.

Qaar kamid ah Barakacayaasha Ku nool Magaalada Dhoobley oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in mudo 14 Beri ah dhibaatadaan heysato isla markaana aysan jirin cid wax u qabatay.

Barakacyaashaan oo ku noolaa buushash ayaa waxaa gudaha u galay daadadka roobka waxaa ayna dalbanayaan in lala soo gaaro gurmad deg deg ah.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close