Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul
-
Wararka
Ciidamada Macawisley oo weerar ku qaday Jowhar.
Magaalada Jowhar ee xarunta maamul goboleedka Hirshabelle waxaa maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlada iyo ciidamada Macawiisleyda. Sida…
Read More » -
Wararka
Halkee ayuu marayaa Xalka falastiiniyinta iyo Israel? (akhriso).
Milatariga Israel ayaa ku soo waramaya in dhawaqa seeriga ay hada ka bilaabeen qeybo ka mid ah Israel kadib markii…
Read More » -
Wararka
Maxkamadda ciidamada qalabka oo xukun ku riday edeysanayaashii Kiski dilka AUN Cabdixakiin Dhaga-juun.
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta ku dhawaaqday xukunka kiiskii dilka guddoomiyihii degmada Hodan AUN Cabdixakiin Dhaga-juun. Maxkamada ayaa 5…
Read More » -
Wararka
Taliska Ciidanka Asluubta oo soo bandhigay waxqabadka Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.
Munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Wasiirka Wasaaradda caddaalada, Guddomiyaha Maxkamada saree…
Read More » -
Wararka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kulan la qaatay Saraakiisha Laamaha Amaanka.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ee Maamulka Gobolka…
Read More » -
Wararka
Puntland ayaa markii ugu horraysay Qorshaynaysa in ay ka dhacdo Doorasho qof iyo cod.
Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta ka daah-furay magaalada Qardho barnaamijka diwaangelinta…
Read More » -
Wararka
Madaxweynaha KGS oo tababar usoo xiray ciidamado
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-gareen ayaa tababar usoo xiray ciidamado kamid noqonaya kuwa gaarka ah…
Read More » -
Wararka
Ra’iisul Wasaaraha dalka oo kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh Maxamuud.
Iyadoo ay ciid tahay ayuu Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheikh…
Read More » -
Wararka
Maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banadir oo si iskumid ah looga ciiday.
Waxaa maanta si iskumid ah looga ciiday deegaanada Maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banadir. Kumanaan shacab ah ayaa isugu soo…
Read More » -
Wararka
Madaxweyne Farmaajo oo kulan doceed la qaatay dhigiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni.
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed la qaatay Dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne ayaa…
Read More »