Wararka

Ammaanka Magaalada Dhuusa-mareeb oo aad loo adkeeyay iyo Boolis kasocda dowlada oo laga dajiyay Galmudug.

Waxaa Maanta Magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug laga dajiyay ciidama ka tirsan Booliska dowladda Federaalka  Soomaaliya.

Sida la sheegay ciidamadaan katirsan Booliska Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Dhuusa-mareeb u tagay sidii ay ugu qayb qaadan lahayeen adkeynta ammaanka magaaladaasi  oo martigelinaysa shirka dib uheshiisiinta Galmudug.

Goobaha ay sida gaarka ah ciidamadaan ay ammaankooda u sugi doonta waxaa kamid ah; xarunta lagu qabanayo shirka iyo garoonka diyaaradaha  Magaalada Dhuusa-mareeb waxaana aad loo adkeeyay ammaanka Magaalada.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close