Wararka

(AKHRISO): QOOR QOOR OO KULAN LA QAATAY QAAR KAMID AH MADAXDA XISBIYADA DALKA KA JIRO.

Madaxweynaha Dowlad goboleed Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa booqday Hoyga uu Muqdisho ka deganyahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheeq Maxamuud, halkaasoo uu kulan kula qaatay Madaxda Xisbiyada Dalka.

Kulankan ayaa looga hadllay xaaladda guud ee Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha Doorashooyinka 2020/2021.

Sidoo kale waxaa looga hadlay sidii loo dhammeytiri lahaa heshiiskii hannaanka doorashada ee lagu gaaray shirkii Dhuusamareeb.Image may contain: one or more people, people standing, beard and outdoorImage may contain: 2 people, people standing and suitImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 person, sitting, table, wedding and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close