Wararka

(AKHRISO): Habraaca doorashada Guddooomiyaha golaha wakiillada Puntland.

Iyadoo la filaayo in maalinimada Khamiista ah ee taariikhdu ku beegan tahay 14-Nov-2019 ka dhici doonta doorashada Guddoomiyaha golaha wakiilada ee Puntland ayaa waxaa maanta lasoo saaray Habraaca doorashada Guddooomiyaha golaha wakiillada dowlad goboleedka Puntland.

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha wakiilada Puntland ayaa magacaabay Guddiga doorashooyinka oo ka kooban ilaa toddoba xubnood oo ay kaalinayaan Xoghayaha Guud iyo agaasimaha Maamulka.

Dhawaan ayay aheed markii ay golaha wakiilada ee dowlad goboleedka Puntland codkii kalsoonida kala laabteen Guddoomiyihii hore ee Baarlanaanka Puntland C/xakiin Maxamed Ahmed Dhooba daareed.

Haddaba hoos ka akhriso liiska Habraaca doorashada Guddooomiyaha golaha wakiillada dowlad goboleedka Puntland:

No photo description available.No photo description available.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close