Wararka

Madaxweyne Lafta-gareen oo kulan la qaatay Madax ka socotay Hayy’adda IOM.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo kusugan Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa Kulan la Qaatay Madax ka socotay Hayy’adda IOM oo kala Hadlay Arimaha Xalka Waara ee Dib loogu Celinayo Dadka Barakacayaasha oo Haatan Ku Nool Qeybo kamid ah Degmooyinka Koonfur Galbeed.

Madaxda Hay’adda IOM ayaa Sheegey in ay Diyaar u yihiin Sidii ay Wax uga Qaban lahayeen Arimaha Barakacayaasha iyo Sidii ay u heli lahayeen Barakacayaasha Guryo ay ka Galaan Roobabka iyo Qoraxda.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Dhankiisa Madaxda Uga Mahadceliyey Shaqada Baaxada leh ay ka hayaan Deegaanadda Koonfur Galbeed Waxaana uu ku Dhiira Geliyey inay Sii laba Jibaaran Shaqada ay ka hayaan Deeganadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.Image may contain: 6 people, people standing and suit

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close