Wararka

Minnesota oo laga soo dhaweyay Magaacabista Ra’iisal wasaaraha cusub.

Bulshada soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota ee Dalka Maraykanka ayaa soo dhaweeyay Magaacabista Ra’iisal wasaaraha cusub ee dalku yeelanayo  Maxamed Xuseyn Rooble.

Qaar ka mid dadkaasi oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka codsaday bulshada Soomaaliyeed in lala shaqeeyo R/Wasaaraha cusub,isla markaana la garab istaaago si uu waajibaadka Qaran ee loo idmaday u guuto.

Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka Minnesota ee Dalka Maraykanka,waxa ay u rajeeyeen Maxamed Xuseyn Rooble in xilkaasi uu u guto si Soomaalinimo ah oo ay ku dheehan tahay daacadnimo

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close