Wararka

(Akhriso):10-ka kaalimood ee ugu sareyso Natiijada Imtixaamka shahaadiga ee Puntland 2018-2019.

Wasaaradda waxbarashada Dowlad Goboleedka Puntaln ayaa maanta shaacisay Natiijada Imtixaamka shahaadiga ee Puntland 2018-2019 kaas oo ay sanadkaan u fariisteen ku dhawaad shankun oo arday.

Wasaaradda ayaa soo saartay liiska 10-ka kaalimood ee ugu sareyso,waxaana liiskaas kasoo muqday 15 arday kuwaas oo noqday kuwa ugu sareeyo Natiijada Imtixaamka shahaadiga ee Puntland 2018-2019.

15 kaa arday waxaa kamid noqday seddex gabdhood iyadoo ay laba iyo tobbanka kale ay ahayeen weelal.

Ardayga ugu sareyo  Natiijada Imtixaamka shahaadiga ee Puntland 2018-2019 ayaa heelay gareedka (A) oo u dhigmay 98.00 dhibcood waxaa uuna ka socday dugsiga Boosaaso public.

Hoos ka akhriso natiijada 10-ka kaalin ee ugu sareeyso Natiijada Imtixaamka shahaadiga ee Puntland 2018-2019:

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close