Wararka

Guddomiyaha Baarlamanka KGS oo kulan la qaatay odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed.

Guddomiyaha Baarlamanka Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdulkadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa kullan la qaatey Odayaasha Dhaqanka KGS Iyo Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya.

ujeedka kulankaan ayaa ahaa sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta Labada dhinac iyo odayaasha dhaqanka ,iyo sidii qoondada haweenka KGS ay kuleeyihiin Baarlamanka labaad ee koonfur Galbeed u heli lahaayeen.

kulankaan oo kusoo dhamaaday is Afagard iyo Guul ayaa waxaa uu Guddomiyaha Baarlamanka KGS ballan qaaday in uu masuuliyad iska saari doona Muhiimadna ay siin doonan Qoondada dumarka ku dhaqan KGS.Image may contain: 3 people, people sitting and tableImage may contain: 4 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close