Wararka

Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobe ee Soomaaliya oo maanta Soogaaray Muqdisho.

Ku-xigeenka wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Adam Abdelmoula ayaa maanta ka soo dagay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle cusmaan.

Adam Abdelmoula ayaa waxaa dhawaan soo magacaabay Xoghayaha Guud ee Qaramada midoobe António Guterres waxaa uuna badalay ku-xigeenkii hore ee Qaramada Midoobe ee Soomaaliya George Conway oo kasoo jeeda dalka Canada.

Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobe ee Soomaaliya Adam Abdelmoula ayaa kasoo jeeda dalka Sudan waxaana la filayaa in uu waxbadan ka qaban doona xaaladaha dalka Kataagan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close