Wararka

Sanatarada Golaha Aqalka Sare oo fikirkooda ku aadan Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowlada ka dhiibtay.

Sanatarada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  oo maanta Xarunta Golaha Aqalka Sare ku yeeshay kulankii 11aad ee kalfadhiga 5aad Kaa oo ajandihiisu ahaa akhrinta 2aad ee Hindise Shrciyeedka xuquuqda Siyaasiyiinta dowlada.

Kulanka Oo ay Soo xaadireen 30 Senatar ayaa waxa shir gudoomiyay Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi cabdulaahi.

Qaar Ka Mid ah Mudanayaasha ayaa Aragtiyo Kal Duwan Ka Dhiibtay Kulanka Maanta Kuwaa oo Sheegay In ay Muhiim Tahay Hindise Sharciyeedkaasi la Meel Mariyo Si Siyaasiyiinta Dowlada U helaan Xuquuq.

Gabagabada kulanka ayaa waxaa soo xiray kulanka Guddomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Senator,Abshir Maxamad Axmad oo qeeybti danbe ee kulanka shir guddominayaay iyadoo qaybtiisi hore ee kulanka uu shir guddoomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullahi.

Image may contain: 1 person, standing and suitImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 5 people, people smiling, people sittingImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 1 person, smiling, sittingImage may contain: 2 people, people sitting

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close