Wararka

Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka dalka oo kulan ku yeeshay Muqdisho.

Waxa maanta magaalada Mugdisho ee caasimada dalka kulan isugu yimaadeen hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga Lasocodka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa Bannaan ee Dib-u-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Saalax Ahmed Jaamac ayaa shir gudoomiyay kulan hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista dastuurka.

Intii lagu guda jiray kulankaas ayaa waxaa la’isku afgartay in laga tashado sidii loo dardargelin lahaa howlaha dib-u-eegista Dastuurka iyo u diyaar garowga sidii loo bilaabi lahaa latashiyada dadweynaha iyo wacyigalinta ee Arrimaha Dastuurka.Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, hat and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 4 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close