Wararka

Madaxweyne Erdogan oo sheegay in ciidamadiisa aysan ka bixi doonin Suuriya.

Madaxweyna dalka Turkiga Recip Tayyip Erdogan oo safar ugu maqnaa dalka Hungary ayaa maalinimadii shalay xili uu saafrkiisa u soo gaba-gaboowaayay waxaa uu la hadlay waryaasha waxaana suallo laga waydiiyay in ciidamadiisa uu kasaari doona dalka Suuriya iyo inkale waxaa uuna sheegay in xukuumada  Ankara aysan kasoo laaban doonin howlhalkaasi ilaa iyo inta ay iska dhiibiyaan dagaalamayaasha Kurdiyiinta.

“Makasoo bixidoona ilaa uu midka kasto oo kamid ah argagixisada uu iskaaga tagaayo gobolka” ayuu yiri madaxweynaha Turkiga oo uu kala jeeda YPG oo ay xukuumada Ankara u aqoonsantahay urur Argagixiso.

Dowladaha Reer Yurub iyo qaramada midoobe ayaa si iskumid ah u canbaareeyay howlgalkii uu Turkiga ku galay waqooyiga Suuriya halkaas oo uu dagaalk kula jiro Kurdiyiinta Suuriyaa.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close