Wararka

WeChat iyo TikTok oo xayiraad lagu soo rogi doona Axada soo socota.

Maamulka Madaxweynaha dalka Maraykanka Donal Trump ayaa mar kale ku celiyay in ay xanibi doonaan Aaladaha WeChat iyo TikTok maalinimada axada ee foodda nagu soo hayso.

Waaxda qorshaynta ganacsiga ee Maraykanka ayaa sheegtay in laga mamnuuci doona Aaladahaani in lagala soo daga app Store-ka.

Sidoo kale waxaa ay muujiyeen in ay suurta gal tahay in ay Aalada kale ay xayiraad tan la ceyn ah kusoo rogaan waa haddii la ogaada in ay gudbiniyaan xogta muwaadiniinta maraykanka.

Dowlada Maraykanka ayaa Aaladahaani ku eedeysay in ay xogta Maraykanka u gudbiyaan dowlada Shiinaha oo ay sheegeen in ay qatar ku tahay amaanka dalkaasi.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close