Wararka

Gen. Odowaa oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay.

Munaasabad lagu qabtay xarunta wasaaradda Difaaca dalka oo uu xilka kula wareegaayay taliyaha cusub ee ciidanka xoogga dalka Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa waxaa ka qayb galay wasiirka Gaashaandhigga XFS, taliyaha Hadda xilka wareejinaayay ee Gen. Indho Qarshe iyo masuuliyiin kale.

Taliyihii hore ee ciidanka xogga dalka, General Daahir Aadan Cilmi (Indho Qarshe), ayaa munaasabadda intii ay socotay waxaa loogu sameeyay hab maamuus aad u sareeyo waxaana loogu mahadceliyay doorkii uu kulahaa guulaha ciidanka xogga dalka ay gaareen.

S/Guuto Daahir Aadan Cilmi (Indha qarshe) ayaa xilka ayaa ugu danbeyn xilka ku wareejiyay Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo dhawaan xilkaas uu u magacaabay Madaxweynaha dowlada federaalka ah ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Farmaajo.Image may contain: one or more people and indoorImage may contain: one or more people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people standing

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close