Wararka

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Madaxda Xisbiyadda Qaran

Masuuliyiin uu hoggaaminaayo madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud.

kulanka waxaa qayb ka ahaa Madaxda Xisbiyada Qaran, Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aaden iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Mohamed Islam Axmed Madoobe ayaa ku wada sugan caasimada dalka halkaas oo lagu wado in ay kulamo la qaataan madaxda dowlada federaalka Soomaaliya waloow ay xalay kulamo gaar gaar ah Image may contain: 5 people, people sitting and suitImage may contain: 5 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 6 people, people standing, people walking and outdoorla qaateen wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya
Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close