Wararka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo u yeertay Safiirka Soomaaliya ee Switzerland.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u yeeray Safiirka Soomaaliya u fadhiya Switzerland, Faadumo Cabdullaahi Maxamuud.

Axmed Ciise Cawad Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa safiirka ku wargeliyey in muddo Hal isbuuc gudaheed ah ay kusoo gasho dalka.

Sababta Safiiradda loogu yeeray ayaa  ah in  ay ka aamustay go’aankii Trump looga soo horjeeday ee ahaa inay Israa’iil leedahay Buuraha Golan Heights.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close