Wararka

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Soomaalida qurba joogta ka codsaday in ay garab siiyaan caruurta agoonta.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa uga mahadceliyay Dr.Cabdinaasir sida uu ugarab taaganyahay caruurta Agoonta ah ee Xarumaha ciidanka Asluubta.

Taliyaha ayaa sheegay in ay jiraan dad badan oo Soomaali ah oo ku maqan dalka dibaddiisa waxaa uuna kula dardaar may in ay ku daydaan Dr.Cabdinaasir kaas oo uu ku tilmaamay ruux waddani ah oo dantiisa ka hor mariyay danta Guud.

S/guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo dhawaan xilkaan loo soo magacaabay ayaa sidoo kale balan qaaday  in ay xifdin doonaan wax kasto oo loogu tara galay caruurta agoonta uuna meesheedi kasii wadi doono shaqadii uu horay u haayay Taliyihii hore ee ciidanka Asluubta.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close