Wararka

Shir Dib loogu eegayo qorshaha maamulka Puntland ee sanadkaan oo lagu qabtay Garoowe.

Shirkaan oo ahaa mid dib loogu eegayo qorshaha Maamulka Puntland ee sanadkaan sii dhamaanaya ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland,waxaana kasoo Qeeyb galay masuuliyiin ka tirsan wasaarada qorsheynta Puntland iyo agaasimiyaal ka kala socday laamaha kala duwan ee xukuumada.

Wasaarada qorsheynta ayaa shaacisay in ay dib u baari doonto qorshayaasha dowlada iyadoo si gaar ah u eegi doonaan waxyaabihii qabsoomay iyo kuwa aan qabsoomin iyo sababta.

Agaasimaha guud ee wasaarada qorsheynta horumarinta dhaqaalaha iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland Sharmaake Naaleeye oo furitaanka hadal ka jeediyey ayaa faah faahiyey waxyaabaha ay kula xisaabtami doonaan Hay’adaha kala Duwan ee Puntland.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close