Wararka

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo dalka dib ugu so laabtay.

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa maantadalka dib ugu soo laabtay kadib maalmihii lasoo dhaafay oo uu safar Dalka Turkiga ugu maqnaa.

Mahad Cabdalla Cawad waxaa garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xubnaha Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka iyo sidoo kale Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka oo warbaahinta kula hadlay gudaha Garoonka ayaa ugu horeen waxaa uu u maahdceliyay masuuliyiintii soo dhaweynta  u samaysay.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close