Wararka

Banaanbax ka dhacay Magalada Garoowe

Banaanbax ka dhacay Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugal, ayaa waxaa looga soo horjeedo falalka kufsiga ah ee kusoo batay deegaanada Puntland.

Boqolaal  kamid ah shacabka ku dhaqan casimada Garoowe oo u badan haween ayaa dhigay banaanbaxa, iyagoo  Golaha xukuumadda Puntland ka dalbaday  in cadaaladda la horkeeno dadka loo heysto falalka kufsiga la xiriira.

dibad baxyaasha ayaa sitay boorar ay ku qoron yihiin kufsaduhu qabiil maleh iyo cadaadald soo dahday waa cadaalad la waayay.

Image may contain: 1 person, standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing, people walking and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standingImage may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, people standing and outdoor

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close