Wararka

Ku xigeenka xoghayaha Maramada Midoobe oo madaxda dalka kula dar-daarantay in ay dorka hawenka dhowran.

Kulan ay ugu hadlaysay imaashaheeda dalka Soomaaliyay ayay kaga hadashay sida ay dumarka qayb ugu qaadan karaan sookabashada iyo siyaasada dalka, waxaa ay madaxda dalka ku boorisay in dumarka laga qayb galiyo go’aamada wax ku olka ah.

Ku xigeenka xoghayaha qaramada midoobe ee marwo Amina Mohammed oo dhawaan dalka soo gaartay ayaa bidhaamisay gulaha ay soo hoyni karaan dumarka iyo ka qabgalkooda dorka siyaasada.

Marwo Amina Mohammed ayaa markii ay dalka soo gaartay waxaa garonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhawaysay wasiirka xuquuqul insaanka iyo haweenka kadib waxaa ay kulan la qaadatay ra’iisal waasaaraha dalka Xassan Calli Khayre.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close