Wararka

Shirkad cusub oo kusoo birtay diyaradaha ka howlgalo hawada Soomaaliya.

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta soo dhaweeyey in Shirkadda SAFE ay ka mid noqoto shirkadaha Diyaaradaha ee ka howl gala Soomaaliya.

Ing. Cumar Cali Cabdi Guddoomiye ku xigeenka Howlaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa daah furay in Shirkadan ay ka mid noqoto shirkadaha Soomalaiya.

Munaasabadda oo ka dhacday Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin ka socota Shirkada SATA oo ay ku mideysan yihiin Shirkadaha Duulimaadka, Rugta Ganacsiga Soomaliya, Heyadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, Ganacsato iyo Marti sharaf kale.
Waxay dhamaantood soo dhoweeyeen in Shirkadda SAFE ay ku soo biirto shirkadaha Diyaaradaha ee ka jira Soomalaiya waxayna Maanta bilowday Duulimaadkeedii Koowaad.Image may contain: indoorImage may contain: aeroplane, sky and outdoorImage may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people standing and outdoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close