Wararka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhigiisa Sucuudiga.

Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Amb. Axmed Ciise Cawad, ayaa kulan kulayeeshay  magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya dhigiisa Sacuudiga Amir Faisal Bin Farhan Bin Abdallah.

Wasiirka ayaa Amir Faisal Bin Farhan Bin Abdallah kala hadlay xeriirk dadaallada lagu xoojinayo xiriirka laba geesoodka ah iyo iskaashiga wadajirka ee dhinacyada oo dhan, iyo siyaabaha lagu gaari karo danaha u dhexeeya labada shacab.

Intii uu kulanka socday ayay sidoo kale kawada hadleen arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee danta labada dhinac ah iyo ahmiyada ay leedahay sii wadida wadatashiga iyo isku duwista arrimaha guud.Image may contain: 3 peopleImage may contain: 3 peopleImage may contain: 1 person, indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close