Wararka

(DAAWO): Ciidanka Dowlada oo xiray goobaha ganacsi ee kuyaala waddada Maka Al Mukarama.

Ciidamada Booliska dowlada federaalka Soomaaliya ayaa maanta Barqadii xiray gooobaha ganacsi ee ku hareereysan waddada Maka Al Mukarama iyagoo sidoo kale kala eryay dad isugu imaan jiray waddada hareereheeda.

Howlgal kaan ayaa imaanayo iyadoo madaxda dowlada federalka ku baaqeen in la xiro goobaha ay bulshda iskuugu imaado sababa la xariira cabsida laga qabo faafida xanuunka coronaviruska.

Ciidanka Dowlada ayaa xiray goobaha ganacsi ee kuyaala Maka Al Mukarama.

Ciidanka Dowlada ayaa xiray goobaha ganacsi ee kuyaala Maka Al Mukarama.Yahye Isse SheikhZakariye Abdalla

Posted by TUSMO TV on Friday, 10 April 2020

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close