Wararka

James Swan oo safarkiisi ugu horeeyay ku tagay Itoobiya.

Wakiilka Qaramada Midoobe ee Soomaaliya James Swan ayaa safarkiisi ugu horeeyay dalka dibadiisa ugu baxay tan iyo markii loosoo magacaabay Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya.

James Swan ayaa socdaalkiisi ugu horeeyay waxaa uu ku tagay dalka Itoobiya halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay waxaana qaabilay Guddoomiyaha amniga iyo Nabadda midowga Africa Amb. Smail Chergui.

Labada masuul ayaa intii ay ku guda jireen kulankooda waxaa ay ugu wada hadleen arrima ay kamid yihiin; aminga iyo daganaashaha Gobolka iyo sidii kor loogu qaadi lahaa taagerida lasiiyo Soomaaliya.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close