Wararka

Dowlada Soomaaliya oo shaacisay go’aankeeda ku aadan doorashada Jubbaland.

Wasaraadda arimaha Gudaah xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kaa soo saartay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay ku socoto.

Wasaarada ayaa sheegtay in marnaba la aqbalidoonin natiijoi kasta oo doorashada Jubaland ka soo baxda hadii aan waafaqsanayn dastuurka iyo Shurucda Dalka.

Hadda Hoos ka akhriso war-saxaafadeed kasoo baxay wasaarada arrimaha gudaha:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close