Wararka

Wasaradda gar gaarka Maareynta iyo Masiiboyinka KGS oo qabatay kullan dood waadaag.

Wasaradda gar gaarka Maareynta iyo Masiiboyinka Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed ayaa Maanta magaalada Baydhabo ku qabatey kullan dood waadaag ah oo looga hadleyay Siyaadadda lagu dhaqo barakaciyaasha Baydhabo.

Diiwaan gelin ay sameysay Wasaradda Gar gaarka Maareynta iyo Masiibooyinka Dowad Goboleedka KGS ,ayaa Lagu sheegay in Baydhabo ay ku yaalaan in ka badan 435 –Xero Barakac ah.

Kullanka ayaa  intiisa  badan aad looga doodey Arrimaha siyaasada Barakaciyaasha ,Ladhaqankooda ,Xuquuqda Dowlada ay ku leeyihiin, kaa oo ay soo qaban qaabisey wasaradda Gar gaarka Maareynta iyo Masiibooyinka Dowlad Goboleedka KGS.

Wasiir kuxigeenka wasaradda gar gaarka Maareynta Iyo Masiibooyinka Dowlad Goboleedka KGS Abdulkaadir Sheekh Ali Baraka ayaa Kullanka si rasmi ah usoo xirey wuxuuna sheegay in Baydhabo Barakaciyaal badan ay joogaan kuwaas oo ubaahan dib udajin ,Caafimaad waxbarasho, si hal waara loogu xelo Barakaciyaasha Deeganada KGS.Image may contain: 1 person, smiling, standingImage may contain: 11 people, people smiling, people standing, people sitting and indoorNo photo description available.Image may contain: 1 person, standingImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people smiling, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close