Wararka

Tababar loo soo xiray Cutubyo katirsan Ciidamada Darawiishta Jubaland.

 

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Tababar usoo xiray Cutubyo katirsan Ciidamada Darawiishta Jubaland.

 

Ciidamadan oo si gaar ah u tababaran ayaa ka qaybqaadanaya Howlgalada lagula dagaalamaayo Al-Shabaab oo ay Ciidamada Darawiishta Jubaland ka wadaan deeganada maamulkaasi.

Madaxweynaha ayaa sheegay in la isku furi doono Magaalooyinka ku jiro gacanta dowlad goboleedka Jubbland waxaa uuna xaqiijiyay in ciidamada oo kaashanaayo shacabka ay dhawaan bilaabi doonaan howlgaalo

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close