Wararka

Dowlada oo gacanta ku dhigtay Hub sharci darro ah (AKHRISO)

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay is hortaag ku samaysay hub sharci darro ah oo la doonaayay in dalka la soo galiyo.

Dowlada ayaa sidoo kale sheegtay in ay baaritaan ku waddo ciddii ka danbaysay isku daygaas hubka aan sharciga aheen lagu doonaayay in lagu soo galiyo dalka.

Dhanka kale dowlada waxay ku baqday in Dowladaha shisheeye ay ka waantoobaan faragalinta ay ku hayaan madax banaanida Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close