Wararka

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka shaqada iyo horumarinta bulshada Boqortooyada Sacuudiga oo Geneva u socdaalayo.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka shaqada iyo horumarinta bulshada dalka Sacuudiga Ahmad Al-Rajhi, ayaa lagu wadaa in magaalada Geneva ee dalka Swaziland  kaga qayb galaan shirka shaqaalaha caalamiga.

Shirkaan oo looga hadli doona arrimaha shaqaalaha addunka ayaa waxaa lagu wadaa in uu ka furma  caasimda Swiss 10-ka ilaa 21-ka bishaan June.

Waxaa shirka khudbad looga dhagaysan doonaa        madaxweynaha  ururka Shaqaalaha Caalamiga iyo agaasimiha guud ee ururka taas oo ay diiradda kusaari doonaan mustaqbalka shaqaalaha addunka.

Ururka Shaqaalaha Caalamiga ayaa u dabaal daggi doona boqol sana guuradadii kasoo wareegatay aas-aaskii ururkaan waxaana ka qayb gali doona hay’addaha Qaramada Midoobe iyo 187 dal oo ururkaan xubin ka ah.

Wafdiga wasiirka ayaa shir doceedya layeelan doona mas’uuliyiinta kasoo qayb gali doonta shirkaas.

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close