Wararka

Afhayeenka Gobolka Banadir oo been abuur ku tilmaamay war la sheegay in uu yiri Guddoomiyaha Gobolka banadir.

Maamulka Gobolka banadir ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray war ay sheegeen in looga been abuurtay Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa caasimada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish).

Afhayeenka Gobolka Banadir Salax Xassan cumar ayaa been abuur ku tilmaayay warkaasi maanta lagu baahiyay baraha bulshada ee ah In guddoomiyaha Goloblka Banadir ka hadlay shirarkii ja’raa’id ee ay ay shalayto qabteen madaxweyniyaashii hore ee dalka iyo arrimaha Jubbaland waxaa uuna maamulka Gobolka Banadir digniin u diray cid kasto oo ka been abuurata masuuliyiinta Gobolka iyagoo sii raaciyay in ay sharciga la tiigsan doonaan cidkasto oo sidaasi samayso.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhamaystiran:Image may contain: text

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close