Wararka

Wasiirka Arimaha gudddaha oo ka hadlay xaaladaha ka tagan Galmudug.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib-u-hishiisiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay arrimaha cakiran ee ka taagan dowlad goboleedka Galmudug waxaa uuna eedeyn usoo jeediyay maamulka Ehlusunna oo uu ku sheegay in ay yihiin dadka ay ka dhisman ladahay Galmugud.

Wasiir Sabriye ayaa sheegay in ay ka dowlad ahaan ay diyaar u yihiin in ay wadahadal la galaan maamulka Ahlusunna sidoo loo dhameeyo khilaafka hadda taagan.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in arrimaha hadda daagan ay dhaawac ku tahay caasimada Dhuusa-mareeb oo uu ku sheegay in ay tahay meeshii awal u yeertay waxaa uuna sheegay haddii ay sidaan ku siisocota ay ka meel dayan doonaan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close