Wararka

Munasabad lagu soo bandhigaayay adeega Dheymaan Oo Ah Eedeg U Gaar Ah Dumar oo lagu qabtay Muqdisho.

Munaasabad ay haweenka qaybahooda kala duwan kasoo qayb galeen ayaa lagu qabtay  magaalada Muqdisho ee caasimada dalka waxaana munaasabadaasi soo agaasintay bankiga IBS BANK.

Ujeedka munaasabadaan ayaa aheyd qiima dhimis lagu soo bandhigaayay adeega Dheymaan Oo Ah Eedeg U Gaar Ah Dumar waxaana adeegaan ka hadlay haween ganacsiya kala duwan ku leh Magaalada Muqdisho waxaa ayna balan qaadeen in ay qiima dhimis gaarayso 15% macmiisha la timaaddo adeegaan Dheymaan siin doonaan.

Sidoo kale habeenka kasoo qayb galay munaasabadaan oo la hadlay muuqbaahiyaha Tusmotv ayaa aragtidooda ka dhiibtay adeegaan waxaa ayna sheegeen in haweenka isticmaaliya gaarkaan Dheymaan uu waxbadan u sahli doona.

Haddaba hoos ka daawo aragtida dadkii kasoo qayb galay munaasabadaasi:

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close