Wararka

Godoomiyihii Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo oo xabsiga loo taxaabay.

wararka ka imaanaya Gobolka Gedo ayaa kusoo waramaya in Ciidamada dowladda ee ku sugan degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo, ay xabsiga dhigeen Gudoomiyihii degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, Iimaan Cadoow Kaarshe kaas oo Maalmo ka hor xilka qaadis lagu sameeyay.

Dad Goob joogiyaal ah ayaa Tusmo Tv u sheegay in xariga Godoomiyaha uu yimid kadib markii uu diiday in uu wareejiyo xilka Godoomiyaha, maadaama xil ka qaadis lagu sameeyey.

Godoomiye Iimaan Cadoow ayaa waxaa uu ka mid ahaa Godoomiyeyaashii uu magacaabay Madaxweynaha Jubland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoowe.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close