Wararka

Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo Qodoba dhowr ah looga hadlay.

Shirka Golaha Wasiirada ee Dowlad goboleedka Puntland oo shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa waxaa todobaadkan lagu ansixiyey xeerka illaalinta Af-Soomaaliga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta.

Kulanka Golaha Wasiiradda ayaa sidoo kale looga hadlay Amniga, dhismaha goleyaasha deegaanka, siyaasadda sanduuqa horumarinta dhallinyarada iyo xaaladda Covid19 ee Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa masuuliyiinta Wasaaradda Warfaafinta ugu mahadceliyay juhdiga ay galiyeen Xeerkaan.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close