Wararka

Uqeybsanaha Waxbarshada Hidaha iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda oo ka qaybgalay Munaasabada lagu sagootinaayay Arday Soomaaliyeed.

Uqeybsanaha Waxbarshada Hidaha iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda Axmed Siciid Yuusuf iyo Xoghayaha koowaad ee Safaaradda  Cabdullaahi Maxamed Warsame ayaa ka qaybgalay Munaasabada lagu sagootinaayay Arday Soomaaliyeed oo sanadkan ka qalin jabisay Jaamacadda Cavendish oo kamid ah Jaamacadaha dalka Uganda.

Axmed Siciid Yuusuf Uqeybsanaha Waxbarshada Hidaha iyo Dhaqanka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa hambalyo uu ujeediyaya Ardayda guusha wax barasho gaartay isgoona ugu dardaarmay in waxii ay barteen dib ugu celiyaan dalkii hooyo.

Dhankiisa Xoghayaha koowaad ee Safaaradda Xadaari ayaa isagana ugu hambalyeeyay ardayda qalinjabisay.Image may contain: 1 person, standingImage may contain: 4 people, people standing and suitImage may contain: 1 person, standing and indoorImage may contain: 2 people, people standing

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close