Wararka

Gudiga Doorshada dalka oo kulan la qaatay Maamulka Gobalka Banaadir.

Waxaa maanta xarunta aqalka dowlada Hoose ee xamar lagu qabtay Shir loogu hadlayey Dardargelinta Arimaha Doorashada dalka.

Kullanka waxaa kasoo qeyb galay Gudiga Doorshada dalka iyo Maamulka Gobalka Banaadir, Gudoomiyaasha Degmooyinka iyo Agaasimiyaasha waaxhaha Dowlada Hoose ee xamar.

Intii uu socday shirka ayaa waxaa Diirada lagu sareyey dardargelinta arimaha Doorashada iyo sida ay ugu qeyb qaadan karaan bulshada Ku nool Caasimadda oo ay sameyn ugu yeelan lahayeen doorashada lagu wada in ay ka dhacdo dalka sanadka 2020-ka.Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, close-up

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close