Wararka
Naqshada dhismaha wasaaradda dhalinyarada oo la soo bandhigay.
Wasiirka Howlaha guud ee XFS ayaa naqshadda dhismaha xarunta wasaaradda dhallinyarada ku wareejiyay wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha XFS.
wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha iyo wasiirka Howlaha guud ayaa sheegay in dhismahaan uu wax badan ku soo kordhin doona wax qabadka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha.
Sidoo kale Injineerada Naqshadeeyay dhismaha wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha ayaa sheegay in ay wasaaradda u dhisi doonaan si casriyeysan.