Wararka

Belarus waxaa ka soconaayo dibad bax ay wadaan ardayda dhigata jamacadaha dalkaasi.

Ciidamada Booliska dalka Belarus ayaa xabsiyada dalkaasi u taxaabay arday badan kuwaas oo dhigay dibad bax ay kaga soo horjeedaan maamulka madaxweyne Alexander Lukashenko.

Ardaydaan oo ka kala socotay Jaamacadaha ku yalla caasimada Minsk ee dalka Belarus ayaa iskuugu yimid fagaaraha guusha ee dalkas.

Alexander Lukashenko oo dalkaasi xukun kiisa haayay muddo dhan 26 sano ayaa ku adkaysanaayo in ay taageero u hayaan mayaaliin reer Belarus ah.

” Madoonaayo in dalkayga loo jar jaro qaybo” ayuu yiri Lukashenko. waxaa uu hadalkisa sii raaciyay ” Haddii ay awooda iswaydaarsi ah ku yimadaan xukunka waxaa jiri karo qowrac, taas oo ka xumaan badan wixii ka dhacay dalka Ukraine”

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close