Wararka

Dowlada Soomaaliya Oo Xeer Kasoo Saartay Dhaqan Galinta Habraaca Heshiisyada Dowlada Ay Galeyso.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Xeer kasoo saartay Dhaqan galinta Habraaca Heshiisyada Wasaaraddaha iyo Hay’addaha Dowlada ay la galayaan Dalal, Shirkado ama Hay’addo Ajnabi ah

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO XEERKA LASOO SAARAY

 

Show More

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close