Wararka

Wasiir Bayle oo kulan Muuqaal ah la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda Ruushka.

wasiirka Maaliyadda xukuumada federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaalle ayaa maanta kulan Muuqaal ah  (Video Conference) la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Ruushka oo ay kaga wada hadleen maha Deyn Cafinta Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in u jeedka kulanka uu ahaa sidii ay dowlada Ruushka deynta ay ku leedahay Soomaaliya ugu cafin laheed maadaama ay kamid tahay dowladaha daymaha ugu badan ku leh dalka.

“Waxa aan maanta shir (Video Conference) ah la yeeshay masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda ee Dowladda Russia, waxaana ka wadahadalnay arimaha Deyn_Cafinta Soomaaliya. Dowladda Russia waxay ka midtahay dalalka deymaha ugu badan nagu leh, ujeedka wadahadalkeenu waxa uu ahaa sidii ay nooga saamixi lahaayeen” ayuu Yiri wasiir Bayle.Image may contain: 5 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 3 people, people sitting, table and indoorImage may contain: one or more people, screen and indoorImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: one or more people and indoor

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close