Wararka

Shan ruux oo ku dhimatay toogasha ka dhacday Gobolka Texas ee dalka Maraykanka.

Ugu yaraan shan ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerar lagu qaaday dad ku nool gobolka Texas ee dalkaasi Maraykanka waxaana sidoo kale weerarkaa ku dhaawacmay illaa 21-ruux oo kale.

Taliyaha Booliska magaalada  Odessa, Michael Gerke ayaa weerarkaa ku timaamay mid waxuushnima ah oo lagu la kacay dad aan waxba galabsan waxaa uuna xaqiijiyay in ninkaas oo ahaa caddaan ay doogasha ku dileen kadib markii uu isku dayay in uu baxsado.

Booliska ayaan wax faahfaahin ah oo ku aadan magaca iyo xaalada caafimaad ee uu ku sugnaa ruuxa weerarka soo qaaday bixin waxaa uuna weerarkaan kusoo aadiyaa  iyadoo horaantii bishaan agoosto uu weerar noocaan oo kale ah ka dhacay gobolada El Paso, Texas iyo Walma.

People are evacuated from Cinergy Odessa cinema following a shooting in Odessa, Texas, U.S. in this still image taken from a social media video August 31, 2019.   Rick Lobo via REUTERS   ATTENTION EDITORS - THIS IMAGE HAS BEEN SUPPLIED BY A THIRD PARTY. MANDATORY CREDIT. NO RESALES. NO ARCHIVES.Map of Odessa-Midland, TX

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close