Wararka

Aaron Campbell oo lagu xukumay xabsi daa’in kadib kufsigii iyo daldalaadii uu u gaysaty Alesha MacPhail.

Aaron Campbell, oo 16-jir ah ayaa Maxkamada Ku Xuikuntay 27 Sano oo Xabsi Ah KA DIB maRKII Lagu eedeeyay In Uu Magaalada  Isle Bute Ee Dalka Scotland Ugu Geystay  af-duub, kufsi iyo daldalaat Gabar Lagu Magacaabo Alesha Macphail oo 6Sano  jir  ah.

Ka hor inta aan xukunka lagu qaadin Aaron Campbell subaxnimadii Khamiista Ayaa Qareenkiisa  maxkamada sare ee Glasgow u sheegay in uu danbigaa Ku Kacay Wiilkaa 16 sano Jirka Wuxuuna Qareenkiisa Maxkamada Ka codsaday In Dambigiisa Loo Qafiifiyo Maadaama Uu Wiilku Qaangaarin.

Mid kamid ah lataliyaha boqoradda ingiriiska dhinaca sharciyadda kufsiga, Brian McConnachie Ayaa Mar Uu Arintaan KA Hadlay  yiri: “Dhab ahaan waxa ugu muhiimsan ee Dacwada Ayaa Ah Ij Uu Wiilka Falka Geysaty Uu Qiortay Dambigiisa Waana Arrin Mudan In La Xuso.

Dhacdadaan ayaa Waxay Noqoneysaa Midii Ugu Horeysay Ee Ka Dhacday Dal Weynaha UK Iyadoona Dad Badan Oo Ku nool Dalkaasi Ay Ku Noqotay Lama Filaaan Maadaama Wiilkan 16sano Jirka ah Afduubku U isticmaalay Tooreey.

Alesha Oo U Afduubneyd Aaron Campbell, Mudo Ku Dhow 24 Saac Ayaa Ugu Dambeyntii Meydkeeda Waxa Laga Heley Hotel U dhow Meel Xeeb ah oo La Sheegay Markiisii Horeba Inuu Kasoo Afduubta Xili Ay La Socotay Waalidiinteeda Iyadoona Wararka ay Intaa Ku Darayaan In Alesha Xiliga Uu Soo Afduubanaayay Aron ay ahyd Mid Kali ah Oo Aysan u Dhoweyn Waalidiinteeda .

Ugu Dambeyntii Hoyada dhashay Alesha ayaa Jariirada Daily Record U shegtay in ay rabto in ay booqata xabsiga uu ku jiro Campbell Balse Ma aysan Xusin Waxa ay Kal hadli rabto.

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close