Wararka

KULAN WADA JIR AH OO AY WADA YESHEEN WASAARADDAHA WAXBARASHADA IYO AWQAAFTA.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumada federaalka Soomaaliya, Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta Xarunta Wasaaradda Waxbarashada Kullan kula qaatay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta Xukuumada Soomaaliya.

Kulanka ayaa intii uu Socday Looga hadlay iskaashiga labada Wasaaradood iyo Barbaatinta iyo Tayeynta Carruurta Soomaaliyeed.

Sidoo kale Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa xubno ka socday labada Wasaaradood.Image may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close