Wararka

Raisul wasaaraha Dalka oo garay Dhuuse Mareeb.

Raisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya maxamed Xusen Roble iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Wafdiga waxaa soo dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Abdi kaariye madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Ali daahir Ciid Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Dr maxamed Nuur Gacal wasiiro xildhibaano iyo maamulka caasimada.

Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah ka bilawda shirkada madaxda dowlada federaalka iyo dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowlada Dhexe.May be an image of 1 person and standingMay be an image of 6 people and people standingMay be an image of 6 people, people standing, suit and outdoors

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close