Wararka

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo kulan la qaatay madaxda sare ee hay’adda UNDP.

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka xukuumada federaalka Soomaaliya  Mahdi Mohamed Guuled Khadar ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay masuuliyiin ka socotay hay’adda UNDP oo uu ugu horeeyo ku-xigeenka Wakiilka UNDP u xilsaaran Soomaaliya Dr. Jacqueline Olweya.

Ra’iisal wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in masuuliyiinta uu kala hadlay xaaladaha isbedelka cimilada iyo sidii la’iskaaga kaashan lahaa isbedelka cimilada iyo yareenta saaynta ay bulshada ku yeelan karto.

“Farxad ayay ii aheed inaan la kulmo ku-xigeenka Wakiilka UNDP u xilsaaran Soomaaliya Dr. Jacqueline Olweya iyo shaqalaha kale ee hay’adda UNDP si aan ugula hadlo Isbedelka cimilada. Waxaan kaloo kawada hadalnay sida ugu wacan ee looga hortagi karo saamaynta Isbedelka cimilada”. Ayuu kusoo qoray bartiisa Tweeter-ka Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka.ImageImageImage

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close