Wararka

golaha shacabka oo Ansixiyey Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed.

Mudanaayasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Ayaa Ansixiyey Hindishe-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed Oo Ay Ogalaadeena 139 Waxa Diiday 2 Wax Ka Aamusay Majirin.

Dhanka Kale Mudanayasha Ayaa Ka Doodaya Akhrinta 1aad ee Hindise-sharciyeedka Hay’adda Baaritaanka Iyo Sharciyadda Beeraha Soomaliyeed, Akhrinta 2-aad ee Hindise-Sharciyeedka Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Soomaliyeed iyo Qeybinta Dib U Eegista Miisaaniyadda 2020-ka ee Golaha Shacabku Ansixiyey.

Kulanka Ayaa Waxaa Shir Guddominaya Guddomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman Iyo Guddomiye Ku Xigeenka Koowaad Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey.

Image may contain: 1 person, glasses and suitImage may contain: 1 person, beard and hatImage may contain: one or more people, people sitting, table, office, living room and indoor

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close