Wararka

Madaxweynayaasha  Puntland  iyo Galmudug  oo maanta ku kulmay magaalada Gaalkacayo.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magaalada Gaalkacayo kula kulmay wefti balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.

Waxaa kulanka madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ka qayb ahaa masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Puntland iyo Galmudug.

Waxaa lagu wadaa in shir laba geesood ah ay yeeshaan Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda ee Puntland iyo Galmudug kaas oo  laga soo saari doona war-Murtiyeed ku saabsan waxyaabaha muhiim ka ah ee laga wadahadlyo.Image may contain: one or more people, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 7 people, people sittingImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: 1 person, sitting and beardImage may contain: 1 person, smiling, suit

 

 

Show More

Mohamed Ibrahim Salat Dhuhul

Somali by nationality Born in Bardhere, 1997. I'm patient, humble and God fearing. I'm bachelor in journalism and communication science.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close